Sahminta qarashka daryeelka kansarka - Ku xeeldheereynta ahmiyaadka macluumaadka caymiska
Sanatate
Navigating the Cost of Cancer Care - Mastering insurance essentials - Somali Muuqaalkan gudahiisa, waxaad ku baran doontaa sababta ay muhiim u tahay inaad fahanto caymiskaaga. Waxaad sidoo kale baran doontaa sida loo maareeyo diidmooyinka caymiska, kuwaas oo aad caadi ah inta aad qaadanayso daryeelka kansarka. Cutubyada: 0:00 Hordhac 0:28 Waa maxay culayska dhaqaale? 0:55 Ujeeddooyinka waxbarasho 1:16 Ka dhagayso bukaan ka tirsan Mayo Clinic 2:00 Muhiimadda fahamka caymiskaaga iyo sida uu u
din zilele anterioare